Laacibkii Hore ee kooxda Chelsea Frank Lampard ayaa aaminsan in ay kooxda Chelsea ay kasoo kabsan doonto guuldarooyinka xiriirka ah ee soo gaaraya xiligaan
Kooxda Chelsea ayaa Habeenkii xalay ahaa Guuldaro kala kulantay kooxda Stoke city kadib gool uu dhaliyay laacibka Marko Arnautovic’s qeybtii dambe ee ciyaarta taasi oo ka dhigan in ay kooxda Chelsea soo gaartay guuldaradii 7-aad ee kulamada Premier League xili ciyaareedkaan.
Xidigii Hore ee xulka dalka Ingiriiska ayaa saxaafada u sheegay in ay kooxda Chelsea kasoo kabsan doonto guuldarooyinka xiligaan soo gaaraya waa sida uu aaminsan yahay laacibka Frank Lampard

