Wakiilka macalin Jose Morinho oo meesha ka saaray wararka ku aadan bixitaanka Macalinka

0

Wakiilka macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho Jorge Mendes ayaa meesha ka saaray wararka ku aadan in uu macalinka ka Tagaayo kooxda Chelsea xili uu bandhig xun ku Bilowday,

Macalin Jose Morinho ninka reer Porugal  ayaa xili ciyaareedkaan bandhig xun ku bilowday kulamada Horyaalka dalka Ingiriiska  11-kulan uu Horyaalka dalka Ingiriiska uu Hogaamiyay  waxa uu lumiyay 6-kulan

Si Kastabada macalin Jose Morinho ayaa wakiilkiisa waxa uu aaminsan yahay in uu sii joogi  doono macalinka Horyaalka dalka Ingiriiska gaar ahaan garoonka Stamford Bridge ee Galbeedka Magaalada London

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here