Wakiilka macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho Jorge Mendes ayaa meesha ka saaray wararka ku aadan in uu macalinka ka Tagaayo kooxda Chelsea xili uu bandhig xun ku Bilowday,
Macalin Jose Morinho ninka reer Porugal ayaa xili ciyaareedkaan bandhig xun ku bilowday kulamada Horyaalka dalka Ingiriiska 11-kulan uu Horyaalka dalka Ingiriiska uu Hogaamiyay waxa uu lumiyay 6-kulan
Si Kastabada macalin Jose Morinho ayaa wakiilkiisa waxa uu aaminsan yahay in uu sii joogi doono macalinka Horyaalka dalka Ingiriiska gaar ahaan garoonka Stamford Bridge ee Galbeedka Magaalada London

