Milkiilaha kooxda Paris Saint-Germain oo Beeniyay in ay lasoo Wareegayaan Ronaldo

0

Milkiilaha kooxda Paris Saint-Germain Nasser Al-Khelaifi ayaa hoos u dhigay wararka ku aadna in ay lasoo wareegayaan laacibka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo

Kadib markii kooxda dalka France ay guuldaro kala kulantay kooxda Real Madrid ciyaar ka dhacday garoonka Santiago Bernabeu kulan ka Tirsan Champions League ayuu saxaafada u sheegay Al-Khelaifi in aysan jirin wararka ku aadan in ay lasoo wareegayaan laacibka heerka caalami ee xulka dalka Portugal ee Cristiano Ronaldo

Cristiano Ronaldo Gool dhaliyaha ugu sareeya Real Madrid  ayaa mudooyinkii dambe lala xiriirnaayay kooxda caasimada dalka France markuu dhaco heshiiska uu kula jiro kooxda dalka Spain ee Real Madrid.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here