Robin van Persie iyo Memphis Depay   oo xulka dalka Holland laga saaray + Xulka La Magacaabay

0

Macalinka xulka qaranka dalka Holland Danny Blind ayaa xulkiisa ka saaray  Xidigaha Robin van Persie iyo Memphis Depay  Halka uu xulka dib ugu soo laabtay laacibka kooxda Beyer Munich  Arjen Robben

Laacibkii hore ee kooxaha arsenal iyo Manchester United Van Persie’ ayaa dhawaan ku biiray kooxda dalka Turky-ga ee Fenerbahce Bandhigiisa ayaa Hoos u dhac ku Yimid laacibka Halka laacibkii Hore ee kooxda PSV  Memphis Depay uu ku fashilmay Nolosha kooxda Manchester united kadib Hal Gool uu dhaliyay midna uu ka caawiyay Kooxda

Xulka La Magacaabay
Goalkeepers: Jasper Cillessen (Ajax), Maarten Stekelenburg (Southampton), Kenneth Vermeer, Jeroen Zoet (PSV).

Defenders: Jeffrey Bruma (PSV), Virgil van Dijk (Southampton), Daryl Janmaat (Newcastle United), Terence Kongolo (Feyenoord), Karim Rekik (Marseille), Jairo Riedewald (Ajax), Kenny Tete (Ajax), Joel Veltman (Ajax).

Midfielders: Daley Blind (Manchester United), Vurnon Anita (Newcastle United), Jordy Clasie (Southampton), Davy Klaassen (Ajax), Wesley Sneijder (Galatasaray), Marko Vejinovic (Feyenoord), Georginio Wijnaldum (Newcastle United).

Attackers: Bas Dost (Wolfsburg), Eljero Elia (Feyenoord), Anwar El Ghazi (Ajax), Luuk de Jong (PSV), Quincy Promes (Spartak Moscow), Arjen Robben (Bayern Munich).

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here