Gareth Bale oo Tababarka kooxda Real Madrid dib ugu laabtay

0

Kooxda Real Madrid ayaa dib u helaysa laacibkeeda Gareth Bale oo dhawaan ku dhaawacmay kulankii Real Madrid ka guuleystay kooxda Levante bishii aynu soo dhaafnay.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Wales ayaa dhawaan kasoo laabtay ciyaaraha caalamiga wuxuuna kooxdiisa u saftay kaliyah 45-daqiiqo guushii ay ka gaareen kooxda Levente  ciyaar  ka dhacday garoonka Santiago Bernabeu.

Weeraryahankaas ayaa shaki la galinayaan in uu safto kulanka ay Todobaadkaan la ciyaarayaan kooxda Paris Saint-Germain ciyaaraha Champions League Halka sidoo kale kooxda uu ka Maqan yahay  laacibka daafaca ka ciyaara ee Dani Carvajal

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here