Nin Mindi ku hubeysnaa ayaa Hal qof ku dilay halka lix kalana ku dhaawacay, kadib markii uu ku weerararay xili ay ku sugnaayeen Fagaaraha Russell Square, ee Magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Laamaha amaanka dalka Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in nin da’diisa lagu qiyaasay 19-sano uu dilay haweeney halka 6-kalana uu dhaawacay xili ay dadkaan ay ku sugnaayeen Fagaaraha Russell Square, ee Magaalada London.













