Manchester City oo lasoo wareegtay xidiga Gabriel Jesus

0

Kooxda Manchester City ayaa ku garaacday Naadiga Barcelona ee Horyaalka dalka Spain  Saxiixa xidiga kooxda Palmeiras, Gabriel Jesus

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Brazil ayaa mudooyinkii dambe lala xiriirinaayay kooxda Bacelona qalqaalada waxaa qeyb ka ahaa xidiga Nermar oo isku dal ay kasoo jeedaan.

Jesus ayaa saxiixay heshiis ku ek xili ciyaareedka 2021, inta ka dhiman  xili ciyaareedka waxa uu ku sugnaan doonaan dalka Brazil gaar ahaan kooxdiisa Palmeiras, January 2017. Ayuu imaan doonaan Horyaalka dalka Ingiriiska.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here