Digreeta ka soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed shariif Xasan Sheekh Adaan ayaa lagu Joojiyey Muran dhanka dhulka ah oo mudooyinkii dambe ay ka taagnaayeen Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay iyo Nawaaxigeeda.
Digteetadan xeerka Madaxweyne ayaa mudo 3 Bilood lagu joojiyey Isqab qabsiga Dhululka Magaalada Baydhabo, Iydoona 3 Bilood ka dib ayaa dacwada dhulka loo gudbin doonaMaxkamada Sare Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya sidaasi waxaa lagu yiri Digretada ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Shariif Xasan.



