Akhriso:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo  Wareegto Kasoo Saaray Is Qabqabsiga Dhulka

0

Digreeta ka soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed shariif Xasan Sheekh Adaan ayaa lagu Joojiyey Muran dhanka dhulka ah oo mudooyinkii  dambe  ay ka taagnaayeen Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay iyo Nawaaxigeeda.

Digteetadan xeerka Madaxweyne ayaa mudo 3 Bilood lagu joojiyey Isqab qabsiga Dhululka Magaalada Baydhabo, Iydoona 3 Bilood ka dib ayaa dacwada dhulka loo gudbin doonaMaxkamada Sare Ee Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya sidaasi waxaa lagu yiri Digretada ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Shariif Xasan.

13925047_1756429184631193_67333600823637697_n

13882323_1756429211297857_6690487761648693568_n

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here