Waxaa Maanta Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ka qabsoomay shirka Gollaha Wasiirada ee Puntland, waxaana looga hadlay qodobo muhiim ah oo amnigu ugu horeeyay.
Maamulka Puntland ayaa fariin u diray Soomaaliland, waxaana uu maamulka uu sheegay in aysan u dulqaadan doonin daandaansigeeda.
Hoos ka Akhriso Qodobada laga soo saaray Shirka Gollaha Wasiirada PL





