Akhriso:-Maamulka Puntand oo Digniin Culus u Direy Somali-land

0

Waxaa Maanta Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ka qabsoomay shirka Gollaha Wasiirada ee Puntland, waxaana looga hadlay qodobo muhiim ah oo amnigu ugu horeeyay.

Maamulka Puntland ayaa fariin u diray  Soomaaliland, waxaana uu maamulka uu sheegay in aysan u dulqaadan doonin daandaansigeeda.

Hoos ka Akhriso Qodobada laga soo saaray Shirka Gollaha Wasiirada PL

1-Warmurtiyeedka-28-July-2016-page0001-768x994 2-Warmurtiyeedka-28-July-2016-page0001-768x994 IMG_0691 IMG_0695 IMG_0697

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here