Gudoomiyaha Degmada Deyniile  Axmed Nuur Cabdi Siyaad oo ka Badbaaday Shil Gaari(Daawo Sawiradda)

0

Gudoomiyaha Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir Mudane  Axmed Nuur Cabdi siyaad ayaa ka badbaaday shil gaari oo ka dhacay qeybo kamid degmadiisa.

Shilkaasi waxaa ku geeriyooday askari ka tirsanaa ilaala gudoomiyaha waxaa sidoo kale ku dhaawacmay Shan qof oo kale oo u badnaa askar gaariga la socotay.

Dhanka kale Gudoomiyaha Degmada Dayniile Mudane Axmed Nuur Cabdi Siyaad ayaa la sheegay in shilkaas uu ka soo gaaray dhaawac fudud, waxaana hadda lagu daweenayaa mid ka mid ah Isbitaalada magaalada Muqdisho.

13692828_10208550364109712_2988508089436272631_o 13692828_10208550364109712_2988508089436272631_o-1 13719696_10208550366269766_1701213197000578107_o 13767273_10208550365229740_8189373597321048336_o

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here