Jurgen Klopp oo sheegay in uu aad kaga xun Yahay xaalada uu ku jiro Macalin Jose Morinho

0

Macalinka kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa sheegay in uu aad kaga xun yahay xaaladaha uu xiligaan ku jiro macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho

Jurgen Klopp ayaa sheegay in uusan dooneen In shaqada kooxda Chelsea laga ceeriyo macalin Jose Morinho hadii ay galabta ka adkaadeen kooxda Chelsea xili uu cadaadis saaran yahay macalinka reer Portugal

Warar soo baxaya ayaa sheegay hadii ay kooxda Chelsea ay Guuldaro kala kulanto kooxda Liverpool waxaa shaqadiisa waayi doono Macalin Jose Mourinho oo waayaha ay ku xin yihiin xiligaan

Chelsea ayaa ku jirta Kaalinta 15-aad Kadib 10-kulan ay ciyaartay kulamada Horyaalka dalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here