Xukuumadda Soomaaliya oo ku Fashilantay soo iibinta Maraakiib Dagaal.

0

Wasiirka Gaashandhiga  Xukumada soomaailiya C/qaadir Shiiq Cali Diini oo lahadlay warbahinta ayaa sheegay in xxukumada soomaaliya oo dooneysay in ay so iibsato maraakiib dagaal oo ciidamda badda soomaaliya ay ku difaaci lahaayeen cadawga kaga yimaada dhanka badda ay fashilmeen.

Waxa uu sheegay Wasiir Diini  in uu jirey heshiis maraakiibtaasi ay kusoo iibsan laheyd  Dowladda soomaaliya  oo ay lasoo gashay dowlado kale hasa yeeshee aynan  suuragalin balse waqtigii loogu talagalay in lasoo iibiyo maraakibtaasi dagaalka dib u dhacay  sida uu hadalka u dhigay Wasiirku.

Wasiirka Gaashaandhiga C/qaadir Shiikh Cali Diini  ayaa hadalkiisa ku daray in  dowlada soomaliya ay sameysay isku dayo lagu soo gaba-gabeyn lahaa heshiiska lagu soo iibsanaayo   Maraakiibta dagaalka balse ay fashilmeen haatan.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here