Warsaxaafadeed kasoo Baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumada Soomaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay tacsi u direyso Ehelada dadkii shalay lagu laayay deegaanka Wardiinle ee gobolka Baay.
Nuqul kamid warsaxaafadeedka ayaa sidaan u Qornaa.

