Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Tacsiyadeeyay Geeridda Wasiir ku-xigeenkii Wasaarada Caddaalada

0

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Somaliland, isagoo ku hadlaya magaciisa ka maamulka  iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Golayaasha qaranka, siyaasiyiinta, aqoonyahanka, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, gaar ahaan golaha wasiirada Somaliland ee uu ka tirsanaa kana baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Axmed Jaamac oo ahaa wasiir ku xigeenkii wasaaradda Caddaalada iyo Arrimaha Garsoorka Somaliland oo xanuun ku soo booddo ah ugu geeriyooday Cusbitaalka guud ee Hargeysa.

Madaxweyne ku xigeenku waxa uu marxuumka  Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo Golayaasha qaranka, siyaasiyiinta, aqoonyahanka, waxgaradka,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here