Labo Askari Mareykan ah oo Lagu Dilay Magaalada Baton Rouge ee Gobolka Louisiana ee Dalka Mareykanka(Daawo Sawiradda)

0

Magaalada Baton Rouge ee Gobolka Louisiana ee dalka Mareykanka, wararka ka imaanaya ayaa ku waramaya in labo ka Tirsan ciidamada Mareykanka in lagu dilay magaaladaas.

Nin qori ku hubeysnaa, ayaa rasaas oodda kaga qaaday Saraakiisha Booliska Mareykanka waxaana la xaqiijiyay geerida laba Sarkaal iyo dhaawaca shan kale.

Afhayeen u hadlay Booliska Baton Rouge, ayaa waxaa uu sheegay in ay socoto hawlgal lagu baadigoobaayo dembiilaha, kaasoo aanay kala cadayn waxa uu yahay.

Todobaadkaan Gudihiisa Magaalada Baton Rouge ee Gobolka Louisiana ee dalka Mareykanka  waxaa lagu dilay madowga Mareykanka ahaa, markii ay toogteen Ciidamada Booliska, waxayna noqotay Magaalo ay isku u gaarsadaan  madowga iyo caddaanka Mareykanka.

365D7A8500000578-3694441-image-a-39_1468771629019 365D43F800000578-3694441-image-m-38_1468768738392 365D55C800000578-3694441-image-a-56_1468773008989 365D56D000000578-3694441-image-a-41_1468771775115

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here