Maamulka Galmudug oo ku dhawaaqay Howlgal ka dhan ah Xarakada Al-shabaab.

0

Iyadoo Shalay Golaha Wasiirada ee Maamulka galmudug state ay kulan aan caadi ahayn ay ku yeesheen xarunta Madaxtooyada KMG ee Maamulkaasi ayaa Waxaa kulankaasi diiradda lagu saaray arimo la xiriira xoojinta ammaanka deegaanada Maamulka Galmudug.

Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug ayaa Kulankooda kusoo hadalqaaday dagaalada deegaanadii ugu dambeeyey ee ay la wareegeen ciidamada Maamulkaasi iyo sidii deeganaada ka maqan gacanta Maamulka Galmudug ay ugusoo celinlahaayeen.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfafinta Maamulka Galmudug Daahir Faarax Fiiddow ayaa warbaahinta u aqriyey Waxyaabaha kasoo baxay kulankooda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here