Xildhibaanada Baarlamanka Federaal soomaliya ayaa maanta kulan waxa ay ku leeyihiin xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Ajandayaasha mudanayaasha maanta ay ka doodayaan waxaa ka mid ah u codeynta Qodobka 10-aad sharciga xuduudaha iyo Akhrinta Sharciga Maamulka Maaliyadda.
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka soomaliya ayaa haatan kusii qul-qulaya xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho si ay ugu qeyb galaan kulanka maanta loogu doodayo sharciga xuduudaha.

