Eden Hazard :- Lichester City ayaa ku Guuleysan Doonta Horyaalka Premier League

0

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Chelsea Eden Hazard ayaa sheegay in kooxda Chelsea ay doonayso in horyaalka dalka ingirisiiska ay ku guuleysato kooxda Leicester City. Intii ay ku guuleysan laheyd kooxda Totenham.

Kooxda Chelsea ayaa xili ciyaareedkaan ku fashilmatay  In ay bandhig wanaagsan ka sameeso horyaalka dalka ingiriiska iyadoo sanadkii hore ku guuleysatay horyaalka dalka ingiriiska iyo koobka League Cup-ka.

Naadiga Chelsea ayaa todobaadka dambe soo dhaweyn doonta  kooxda Totenham xili maalinta ugu dambeyso ee horyaalka dalka ingriiska ay soo dhaweyn doonto kooxda hogaaminayso horyaalka dalka ingiriiska ee Leicester City.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here