Luis Figo oo ka Hadlay xaalada Kooxda Barcelona.

0

Weeraryahankii  hore ee xulka qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid ee Luis Figo oo wareysi siiyay  saxaafada Catalans-ka ayaa ka hadlay xaalada Barcelona iyo guuldarooyinkii soo gaaray.

Luis Figo oo ka hor Real Madrid ka soo ciyaaray Barcelona ayaa sidoo kale ka hadlay sababtii uu Real Madrid ugaga soo biiray Barcelona isaga oo waliba saxaafada Catalonia ku eedeeyay in ay isaga dhinac ka yihiin.

Luis Figo ayaa Tilmaamay in dhibaato weyn ay heysato kooxda Barca balse loo baahan yahay in loo kaadiyo waxa haysta kooxda Barcelona.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here