War Deg Deg:- Haween Lagu Weeraray Degmada Dharkinley

0

Wararka haatan naga soo gaaraya Gudaha degmada dharkinley ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in halkaas ay kooxo hubeysan  ku weerareen labo haween.

Sida goob-googayaal inoo xaqiijiyeen labada haween mid kamid ah ayaa halkaas ku geeriyoootay halka mida kale la dhaawacay.

Ciidamo ka Tirsan maamulka degmada Dharkinley ayaa goobta soo gaaray waxaa halkaas haatan ka socda baaritaano ay sameeyeen ciidamo ka tirsan kuwa dowlada soomaliya.

Wixii kusoo kordha kala soco simabnews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here