Shir Loogu Hadlaayo Ammaanka Bariga Afrika oo Maanta ka Furmaya Magaalada Bahar-dar ee Dalka Ethopia.

0

Waxaa maanta Magaalada Bahar-dar ee dalka Ethopia. Ka Furmaya shirka loogu hadlaayo ammaanka Bariga Afrika.

Shirka waxaa ka qeyb galaya Hogaamiyaal ka socda qaarada Africa waxaana soomaliya shirkaan u Matalaya Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud oo dhawaan gaaray Magaalada Bahar-dar ee dalka Itoobiya.

Shirkaan Maanta ka furmaya Magaalada Bahar daar  ayaa sidoo  kale waxaa loogu hadli doonaa sidii wadamada bariga Africa ay iskaaga kaashan lahaayeen la dagaalanka waxa loogu yeero argagaxisada.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane xasan shiikh Maxamuud ayaa la filaya in uu halkaas ka jeedo khudbad oo ugu hadlaayo xaalada Soomaaliya gaar ahaan ammaanka .

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here