Dhageyso: kun-shilling oo Loo Xiray 9-ruux oo ay ku jirto Haweeney Xaamilo ah

0

Dhacdooyinka caalamka ayaa ah kuwa maalin walba dhaca waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka dhacday dhacdo Cajiib ah kadib markii qoys dhan loo xiray Lacag dhan kun shillin oo shilling soomali ah

Degmada dharkinley ee Gobolka Banaadir waxaa ka dhacday dhacdo Cajiib ah kadib markii  9-ruux oo ay ku jirto haweeney  Bilo dhamaystay loo xiray  kun shilling oo shillin soomali ah

Halkaan ka dhageyso siday wax u dhaceyn

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here