Carlos Bacca oo ka Hadlay Xaalada Xiligaan Haysata Xidiga James Rodriguez

0

Weeraryahanka kooxda Ac Milan iyo xulka dalka Colombia Carlos Bacca  ayaa ka hadlay dhibaatada haysata xidiga  kooxda Real Madrid James Rodriguez.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Colombia ayaa xili ciyaareedkaan waayay booskiisa joogtada ah ee kooxda kadib markii ay kooxda Real Madrid dib u heshay xidigaha BBC-da.

Xili ciyaareedkiisa ugu horeeyay ee kooxda Real Madrid James Rodriguez ayaa dhaliyay 17-goal kadib markii uu kaga yimid kooxda Monoco ee dalka France. Laakin xili ciyaareedkan waxa uu ku guuldareystay helida booska joogtada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here