Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta oo ku baaqday Roobdoon.

0

Wasaaradda awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku baaqday in Ummadda Soomaaliyeed sii ay abaarta uga baxaan ay Alle u laabtaan, waxaana ay ugu baaqday maamulada ka jira gobolada dalka iyo culimaa’udiinka in ay u istaagan sidii Alle bariga looga qeyb qaadan lahaa oo dhicidoona Maalinta  isniinta ee  soo socoto guud ahaanna Gobolada dalka laga oogo saalad roob doon ah meelkasta oo dalka ka mid ah.

War-Murtiyeedka-Baaqa-Roob-Doonka-iyo-Iskaalmeynta-WAAD

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here