Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyo Beeleedyo oo Haatan ka Socda Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan

0

Warka ka imaanaya Gudaha Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Haatan uu ka socdo Dagaal u dhaxeeya Labo Maleeshiyo Beeleedyo

Dad ku sugan Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Radio simba u sheegay in Haatan uu socdo dagaalka u dhaxeeya Labada Maleeshiyo Beeleedyo oo wada Daga Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan

Lama Ogo waxa keenay in uu dhaco dagaalka u dhaxeeya Labada Maleeshiyo Beeleedyo ee wada Daga Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan

Wixii kusoo Kordha kala soco simbanews.com

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here