Louis van Gaal :- Caawa Waan ka Badin Doonaa Kooxda Manchester City

0

Macalinka Kooxda Manchester United Louis van Gaal ayaa xaqiijiyay In kulanka ay caawa la ciyaarayaan kooxda ay isku Magaalada Yihiin ee Manchester Ciy uu Noqon doono kulanka dhimashada.

United ayaa caawa kula ciyaari doonto garoonka Etihad Stadium kooxda Manchester city oo afar dhibcood ay u dhaxeyso waana laba koox oo kamid ah kooxaha ugu sumcada wanaagsan ee Horyaalka dalka Ingiriiska.

Kooxda Manchester United ayaa hamigooda waxa uu yahay usoo bixitaanka Ciyaarayaha Champions League madaama ay ku jirto kaalinta 6-aad ee kala sareynta Horyaalka dalka Ingiriiska.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here