Xarakada al-shabaab ayaa sheegatay Mas’uuliyada dil saakay ka dhacay Gudaha Degmada wadajir ee Gobolka Banaadir
Warar lagu baahiyay Baraha al-shabaab ayaa lagu sheegay in al-shabaab ay ka dambeeyeen dil saakay loo geystay mid kamid ah shaqaalaha Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee aadan cadde
shabaab ayaa sheegay in shaqsi saakay lagu diley Gudaha degmada Wadajir oo lagu magacaabi jirey Ciise Max’med Beylle uu ka Tirsanaa wasaaradda maaliyadda qeybta Airpor-ka Magaalada Muqdisho
Wali wax war ah kama soo bixin Maamulka degmada wadajir ee dowlada soomaliya ay kaga Hadlayaan dilkii saakay ka dhacay Gudaha Degmada wadajir ee Gobolka Banaadir

