Shabaab oo Sheegtay Mas’uuliyada dil Saakay ka dhacay Gudaha Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir

0

Xarakada al-shabaab ayaa sheegatay Mas’uuliyada dil saakay ka dhacay Gudaha Degmada wadajir ee Gobolka Banaadir

Warar lagu baahiyay Baraha al-shabaab ayaa lagu sheegay in al-shabaab ay ka dambeeyeen dil saakay loo geystay mid kamid ah shaqaalaha Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee  aadan cadde

shabaab ayaa sheegay in shaqsi saakay lagu diley Gudaha degmada Wadajir oo lagu magacaabi jirey Ciise Max’med Beylle uu ka Tirsanaa wasaaradda maaliyadda qeybta Airpor-ka Magaalada Muqdisho

Wali wax war ah kama soo bixin Maamulka degmada wadajir ee dowlada soomaliya ay kaga Hadlayaan  dilkii saakay ka dhacay Gudaha Degmada wadajir ee Gobolka Banaadir

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here