War Deg Deg:- Al-shabaab oo la Wareegay Deegaanka Garacad ee Gobolka Mudug

0

Wararka caawa Naga soo Gaaraya deegaanka Garacad ee Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in ciidamada al-shabaab ay u suurta gashay la wareegitaanka deegaankaas.

Dad ku sugan deegaanka Garacad ee Gobolka Mudug oo la hadlay warbaahinta simba ee Magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyay in ciidamada al-shabaab ay ka yimaadeen  dhanka Xeebta  Garacad Ee Gobolka Mudug iyagoo wata doonyo dheereeya.

Dhanka kale Al-shabaab ayaa haatan la sheegay in ay gacanta ku hayaan deegaanka waxaa la tilmaamay in uusan deegaanka ka dhicin wax dagaal ah.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here