Kooxda Manchester City ayaa guul ka Gaartay kooxda Bournemouth xili laacibkii Hore ee kooxda Liverpool Raheem Sterling oo dhaliyay 3-Goal
2-goal ee kale ee kooxda Manchester City waxaa dhaliyay laacibka xulka dalka Ivory Coast Wilfried Bony oo ciyartaan soo Bandhigay qaab ciyaareedkaan wanaagsan
Manchester City (4-2-3-1): Hart 6; Zabaleta 6.5, Otamendi 6, Mangala 5.5, Sagna 6.5; Fernandinho 6, Toure 6 (Fernando 45 6); Navas 6, Sterling 8.5 (Iheancho 77), De Bruyne 7.5 (Nasri 62 6); Bony 6.5
Subs not used: Kompany, Caballero, Demichelis, Roberts
Booked: Otamendi, Sagna
Scorers: Sterling 7, 29, 45 Bony 11, 89
Bournemouth (4-5-1): Federici 4, Francis 6, Cook 5.5, Distin 5.5, Daniels 5.5; Surman 6; Gosling 5.5, O’Kane 6.5 (Macdonald 65 6), Smith 5.5 (Pugh 77), Ritchie 6; Murray 6.5 (King 74)
Subs not used: Kermorgant, Federici, Bennett, Cargill.
Scorers: Murray 22
Booked: Ritchie
Referee: Mike Dean
Attendance: 54,502












