Meydka Muwaadin Soomaaliyeed oo Laga Helay Xeebaha Dalka koonfur Afrika

0

Ilaalada xeebaha gobolka Western Cape ee dalka koonfur afrika ayaa sheegay in la helay meydka wiil soomaaliyeed oo laga helay xeebta Strand ee gobolka  Western Cape.

Wiilkaan oo da’diisa lagu sheegay 20 sano jir ayaa la sheegay in ay soo tuftay bada ugu dambeena meydkiisa lagu arkay xeebta  Strand ee gobolka kuyaala galbeedka  koonfur afrika ee Western Cape.

Ciidamada booliska koonfur afrika ayaa u qaaday meydka wiilkaan isbitaalka  Forensic Pathology Services.

Dhanka kale booliska koonfur Afrika ma aysan soo ban dhigin magaca wiilkaan soomaaliga ah ee meydkiisa laga helay  xeebaha koonfur afrika.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here