Line-ka kooxaha Arsenal iyo Manchester United

0

Macalinka kooxda Arsenal wenger ayaa kursiga keydka kusoo bilaabay weeraryahanka xulka dalka France Giroud. Isagoona door biday laacibkii hore ee United-ka Welbeck.

Dhanka kale macalinka kooxda Manchester Luis Van Gaal ayaa ayaa markii ugu horeysay soo xushatay xidiga dhawaan labada gool dhaliyay ee Rashford. Madaama uu dhaawac ku maqan yahay Martial.

Manchester United De Gea; Varela, Carrick, Blind, Rojo; Schneiderlin, Herrera; Lingard, Mata, Memphis; Rashford.

SUBS: Romero, McNair, Riley, Fosu-Mensah, Weir, Januzaj, A. Pereira.

ARSENAL: Cech: Bellerin, Gabriel, Koscielny, Monreal; Coquelin, Ramsey; Walcott, Ozil, Alexis, Welbeck.

SUBS: Ospina, Mertesacker, Gibbs, Elneny, Campbell, Iwobi, Giroud.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here