Waxaa lasoo gabagabeeyey maanta codbixinta doorashada baarlamaanka ee ka socotay magaalada tehraan ee xarunta dalka iiraan.
Xasan ruuxaani ayaa amaanay hanaanka ay kusoo gaba gaboowday cod bixinta doorashada baarlamanka dalka iiraan, waxaana ku guuleystay xisbiga taabacsan madaxweyne ruuxaani.
90% ayaa codeenta tehraan waxaa ay ka heleen 30 kursi xisiga madaxweynaha dalka iiraan Xasan ruuxaani
88 mudane oo ka tirsan baarlamaanka la doortay ayaa hogaamiyaha diinta ee Ayatollah Khamenei, u doortay in uu sii ahaada madaxa ugu sareeya dhanka diinta dalka iiraan.
Ayatollah Khamenei, ayaa da’diisa ay gaareysaa 76 sano jir waxaa uu hada la il daran yahay xanuuno haya.
Baarlamaanka la doortay ayaa gaaraya 290 mudane.

