Codeentii Doorashada Baarlamaanka dalka iiraan oo lasoo Gabagabeeyey

0

Waxaa lasoo gabagabeeyey maanta codbixinta doorashada baarlamaanka ee ka socotay magaalada tehraan ee xarunta dalka  iiraan.

Xasan ruuxaani ayaa amaanay hanaanka ay kusoo gaba gaboowday cod bixinta doorashada baarlamanka dalka iiraan, waxaana  ku guuleystay xisbiga taabacsan madaxweyne ruuxaani.

90% ayaa codeenta tehraan waxaa ay ka heleen 30 kursi xisiga madaxweynaha dalka iiraan Xasan ruuxaani

88 mudane oo ka tirsan baarlamaanka la doortay ayaa hogaamiyaha diinta ee Ayatollah Khamenei, u doortay in uu sii ahaada madaxa ugu sareeya dhanka diinta dalka iiraan.

Ayatollah Khamenei, ayaa da’diisa ay gaareysaa 76 sano jir waxaa uu hada la il daran yahay xanuuno haya.

Baarlamaanka la doortay ayaa gaaraya 290 mudane.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here