Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheikh Maxamuud  oo ku Wajahan Istanbul ee dalka Turky-ga  

0

Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud iyo wafdi baalaran  uu Hogaaminaayo ayaa maanta ku wajahan Magaalada Istanbul ee dalka Turky-ga.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb gali doona shir Maalinta bari ah oo tariikhdana ay ku beegan Tahay 23-ka ka Furmi doona Magaalada  Magaalada Istanbul ee dalka Turky-ga  kaasi loogu Hadlaayo aayaha dalka soomaliya.

Magaalada Istanbul ee dalka Turky-ga   waxaa xiligaan ku sugan qaar kamid ah Madaxda soomalida Sida Raisulwasaaraha soomaliya Cumar C/rashiid  Cali sharmarke, iyo Madaxweynayaasha  Maamulada Galmudug, Koonfur Galbeed, juba-land  Wallow madaxweynaha maamulka Puntland uu wali ka biya diidan yahay tagi Magaalada Istanbul ee dalka Turky-ga .

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here