Xiriirka Kubbada Cagta dalka ingiriiska oo Macalinka kooxda Chelsea Jose Morinho ku ganaaxay in uusan kooxdiisa Chelsea Hogaamin kulan ka Tirsan kulamada Horyaalka dalka Ingiriiska
Macalinkaan reer Portugal ayay xiriirka dalka Ingiriiska ee FA Waxa ay ku eedeeyeen in uu ku xad Gudbay waxyaalo badan oo xiriirka kadib guuldaradii kasoo Gaartay kooxda South-hamtom kulamda Horyaalka dalka Ingiriiska
Macalinii Hore ee kooxda Real Madrid aya xiriirka dalka Ingiriiska ku eedeeyay in aysan dhaxdhaxaad ku aheyn kulamada Horyaalka dalka Ingiriiska kulankii South-hamtom kooxdiisa laga diiday gool kulaad ay lahaayeen
lama ogo siduu ugu Hadli doono macalin Jose Morinho Ganaaxa la ganaaxay

