Dowlada oo war kasoo sartay dagaal ka dhacay bariga galgaduud

0

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan bariga Gal-gaduud ayaa galabta weerar qorsheysan  ku qaaaday xubno ka tirsan al shabab oo ku sugnaa  inta u dhaxeysa deganka Cows-weyne iyo Masagaway ee gobalka galgaduud.

In ka badan 50  maleeshiyaad ah ayaa lagu dilay dagaalkaasi   oo lagu qaaday maleeshiya isku Soo dhurayay inta u dhaxeysa degaanka Cows-weyne iyo Masagaway oo ah keyn xoola daaqeen ah.

aqriso warka dowlada kasoo baxay ee ku aadan dagaalka bariga galgaduud

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here