Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan bariga Gal-gaduud ayaa galabta weerar qorsheysan ku qaaaday xubno ka tirsan al shabab oo ku sugnaa inta u dhaxeysa deganka Cows-weyne iyo Masagaway ee gobalka galgaduud.
In ka badan 50 maleeshiyaad ah ayaa lagu dilay dagaalkaasi oo lagu qaaday maleeshiya isku Soo dhurayay inta u dhaxeysa degaanka Cows-weyne iyo Masagaway oo ah keyn xoola daaqeen ah.
aqriso warka dowlada kasoo baxay ee ku aadan dagaalka bariga galgaduud


