DEGDEG:xidhibaan lagu dilay Muqdisho.

0

Warar dheraad ah ayaa kasoo baxaya dil gordhow ka dhacay Muqdisho gaar ahaan Xafada siliga ee degmada wadajir ee gobolka banaadir

Dilka ayaa loo geystay Xidhibaan ka tirsanaa mamulka Koonfur galbeed Soomaliya waxaana lagu magacabayay Alla ha unaxriistee ibraahim cabdi cabdirahman

Masuliyada dilkaan waxaa Sheegtay As oo inta badan dilal nucaani oo kala ka geysta Muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here