Taliyasha Ciidanka boliiska Soomaliyeed oo kulan la qatay qaar ka mid ah culima udiinka Soomaliyed.

0

Qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo maanta booqday Taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa ku bogaadiyey shaqadii Boliiska Soomaaliyeed ay ka qabteen dadkii anshax xumada ka faafinayey baraha bulshada.

Sidoo kale Culimada Soomaaliyeed ayaa Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Ahmad firin ku amaaney go’aankiiisi ahaa in qofka xaafidul Qur’aanka ah ee ka mid noqonaya Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed la mid yahay qof haysta shahaado Dugsi Sare ah.

Taliyaha Boliiska Soomaliyeed S/Guuto Sulub Ahmad Firin ayaa dhankiisa Culimada ka codsadey in ay gacan ka geystaan wacyigelinta bulshada Soomaaliyeed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here