Howl-gal ay Sameeyeen Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa Saaka Aroortii Waxay Gacanta Ku soo dhiggeen Tuugo Dhac Ka wadey Degmada Waaberi ee gobolka banaadir
Taariikhda Markay ahyed 14-05-2024 abaaro 03:45 Waxaa Saldhigga Boliiska Degmada Waaberi uu helay Xog sheegeysa in ay Dhac Ka wadaan Degmada Waaberi rag burcad ah kuwaasi oo Wadata Mooto bajaaj (RE Guduudan M1B014/ A 3547
Waxaana Ku baxay Ciidanka Saldhigga ayagoo Kaashanaaya Bulshadii Soo wargelisay waxayna Gacanta Ku soo Dhigeen Labadii Ruux ee burcada ahaa oo Wadatey Mooto Bajaaj Waxayna dadka ku Dhacayeen Toorey .

