Maxkamada racfaanka oo manta soo saareysa xukunka sayid cali macalin daa’uud.

0

Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta oo Arbaco ah la filayaa iney go’aan kasoo saarto kiiska dacwada loo heysto Sayid cali Macalin Daa’uud oo ah nin ku eedeysan inuu Muqdisho ku gubay Xaaskiisii.

Kiiskaan ayaa lagu tilmaamay inuu yahay kiiskii ugu adkaa ee soo mara garsoorka Soomaaliya, waxaana si weyn u daneynaya go’aanka ay Maxkamaddaracfaanka  gobolka Banaadir ka soo saaro doonto kiiskaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaa xusid mudan in maxkamada gobolka banadir ay togasho ku xukuntay sayid cali macalin dauud

Xukunka ay maanta kasoo saari doonto Maxkamada racfaanka gobolka Banaadir kiiskaan adag noocu noqdaba, waxaa kadib u furnaan doona labada dhinac iney qaadan karaan racfaan, maxkmada sare ayna go,aan kama danbeys ah ay ka gaari doonto.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here