Dagaal sababay dhimasho iyo dhawac oo ka dhacay magaalada boosaaso ee xarunta gobolka bari.

0

Wararka aan ka helayno magaalada Boosaaso ee xarunta  gobolka Bari ayaa sheegaya in ugu yaraan 2  qof ay ku dhinteen tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen dagaal  xalay ka dhacay halkaasi .

Dagaalka oo fiidkii hore ee xalay  ka bilowday Boosaaso ayaa u dhexeeya ciidamada ilaalada xebaha puntland ee pmpf  iyo ciidamo ku la bisan dareeska  ciidamada PSF

 

Wali si rasmi ah looma ogaan karo khasaaraha ka dhashay dagaalka Boosaaso oo xili danbe xalay gaaray, balse wararku waxay sheegayaan in uu jiro khasaaro badan oo isugu jira naf iyo maalba.

Sidoo kalana dagaalkaan ayaa la shegayaa in uu salka ku hayo ddoni siday hub oo ay la soo dageen ciidamada psf Puntland isla markaasi ay hor istaag ku sameyeen ciidamada ilaalada xeebaha Puntland iyo kuwa dariishta puntland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here