Mamulka degmada warshiiq ee gobolka sh.dhaxe iyo masuliyiin ka socota hiirshabele ayaa garay degaano maalmihii danbe ay ka taagneed colaad beleed xoogan
Ujeedkooda ugu weyn ee wafdigaasi ayaa ahaa sidii xal loogu heli lahaa dilalka anooyinka qabiil re ka dhaca warshiid iyo degaanada hoos yimada waxa lagu guuleystay in 14-Maalin kadib Meydka Nin aano Qabiil loogu Dilay degmada Warsheekh in meydiisa lagu Aaso Tuulo katirsan Warsheekh,
laamaha Amaanka Gobolka Sh/dhexe ayaana sheegay in falkaas usoo qabteen dad lagu tuhmay kiiska Dilka Marxuumka.
Waxa ayna digniin u direen dadka ku dhaqan degmadasi iyo deganada hoos yimaada.

