Waxaa lagu wadaa in magaalada MUQDISHO ee caasimada soomaliya uu ka furmo shirka Golaha Wadatashiga Qaran, kaas diiaradda lagu saarayo ‘amniga iyo dardar-galinta hawlgallada dalka looga ciribtirayo maleeshiyada Al-shabaab.’
Madaxweynaha soomaliya oo shirkan martigelinaya ayaa wado qorshe ku aadan sidii uu u dhici lahaa shirkaasi maalmaha soo adan.


20 ilaa 21 bishaan ayaana lagu wadaa in uu ka daco muqdisho waxaana casumaad loo diray madaxda dowlad goboleedyada dalka oo ay ku jirto puntland oo aan wali xal laga gaarin khilaafkii kala dhaxeyay dowlada soomaliya.