Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa wareegto madaxweyne xilka uga qaaday Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullahi Axmed Maalin, isaga oo u magacaabay xilkaasi Muuse Salaad Wehliye oo ahaa wasiirkii gadiidka iyo dulista hawada ee mamulka hiirshabele
Xil ka qaadistan ayaa kusoo beegmeysa xilli Ciidamo sheeganaya maamul lagu magacaabo “Hiiraan State” ay la wareegeen Xarumaha dowladda ee ku yaala magaalada Beledweyne.
aqriso war saxafadeedkaan hoose


