Al_shabab oo ka hadashay duqeyn lagu dilay shacab

0

Bayaan kasoo baxay Al shabab ayaa looga hadlay duqeyn shalay diyaraha Dagaal ee turkiga ay ka geysteen Degaano duleedka dhaca Degmada afgoye ee gobolka sh.hoose

Duqeyntaan ayay Al shabab shegeen in lagu xasuuqay Shacab isigu jiro Caruur”haween iyo dad da,ah
Sawiro ay gordhaweed faafiyeen ayaa ka muuqday argagax weyn

20 qofood ayayna sidoo kale shegeen in ay ku dhinteen Duqeyntaasi tiro kalana ay ku dhawacmeen

Dhinaca kalana ilaa hada wax waraa kasoo baxay ma jirto dhanka dowlada iyo saxiibada Somaliya ka cawiyo duqeymaha dhanka cirka ah ee ka dhan ah alshabab

Hayeshee Duqeyntii shalay ayaa imaaneysa xili maalmihii danbe Sh.hoose uu ka socday Dagaal xoogan u dhaxeeyo Al shabab iyo ciidanka dowlada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here